
Raysal wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Kismaayo
Raysal wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Kismaayo read more…
Raysal wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Kismaayo read more…
Madaxweyne Erdogan oo sheegay in Turkigu sii wadidoono dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia read more…
A woman casts her ballot in the historic one-person-one-vote elections in Puntland’s Nugaal region, marking a significant milestone in the region’s democratic process. read more…
Dowladda Soomaaliya oo guul muhiim ah ku tilmaamtay meel marinta in Turkigu ciidamo u soo diro Soomaaliya read more…
Soomaaliya oo Aqbashay Heshiiskii Abi Axmed iyo Wafti u dhoofay Turkiga read more…
Raysal wasaare Xamse oo magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golahiisa Wasiiradda read more…
Shirka Todobaadlaha ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay xisaab xirka hay’adaha dowladda ee sanad Maaliyadeedka 2023, kaasoo si faahfaahsan u qeexaya hanaanka loo isticmaalay iyo habraacyadii kala duwanaa ee uu soo maray xisaab xirka. Kulanka ayaa waxaa shir guddoomiyay Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, waxaana goobjoog ahaa ku xigeenkiisa iyo inta badan golaha wasiiradda. Shirka khamiislaha ee golaha wasiiradda waxa sidoo kale lagu meel mariyey heshiis is afgarad ah ee u dhexeeya Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya iyo Shirkadda Dekedaha ee Abu Dhabi Ports Group. Waxaa sidoo kale shirka warbixin ku saabsan dagaal beeleedkii dhawaan ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo looga dhageystay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada oo ka mid ahaa wafdi u tagay Luuq xal u helida dagaal beeleedkii ka dhacay gudaha degmadaas, kaasoo dowladda Fedaraalka iyo dowlad goboleedka Jubbaland ay ku guulaysateen in wadahal lagu dhameeyo dhibkii dhacay. Ugu dambeyntii Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa kulankooda maanta bogaadiyay dagaalka lagu ciribtirayo kooxda Al-shabaab ee ka socda qaar ka mid ah gobolada dalka read more…
Turkiga iyo Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis ku saabsan sahminta saliidda iyo gaaska read more…
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo ku baaqay in madaxweyne Xasan Sheekh uu is casilo read more…
Akhriso Galmudug oo Shaacisay Inay Baaritaan ku Wado Dadkii Hubka Ka Keenay Itoobiya read more…
All Rights Reserved Copyright. © 2025. www.Gedoland.com