
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo meel mariyay xeerarka doorashooyinka iyo xisbiyada siyaasadeed ee dalka
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo meel mariyay xeerarka doorashooyinka iyo xisbiyada siyaasadeed ee dalka read more…
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo meel mariyay xeerarka doorashooyinka iyo xisbiyada siyaasadeed ee dalka read more…
Deadly Al-Shabaab attack at Mogadishu’s Liido Beach: many feared dead read more…
Ciidamada dowladda oo soo afjaray weerarkii Alshabaab ay ka geysatay xeebta Liido read more…
Raiisul Wasaare Xamsa oo sheegay in la xiray saraakiishii shaqada ku lahayd goobaha la weeraray ee xeebta Liido read more…
Cabsi laga qabo dagaal ka dhaca bariga dhexe, kadib dilkii Haniya read more…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegey in uu maamulgoboleed u aqoonsanayo SSC-Khaatumo, marka la helo gobolada Sool & Sanaag oo wada socda. Xasan Sheekh ayaa waxaa la kulmay Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda Beesha Daarood iyagoo kala hadlay sadex arrimood oo kala ah, doonistooda RW kuxigeen, Dhulal looga haysto Muqdisho, Qoondada & Aqoonsiga SSC-Khaatumo. Madaxweynaha ayaa u sheegay Xildhibaanada inuu RW kuxigeen siinayo Beesha Digil & Mirifle oo dastuurka kala shaqaysay, halka uu aqoonsiga SSC-Khaatumo ku sheegay in ayaga looga baahan yahay inay keenaan Gobalada Sool iyo Sanaag oo wadajira. Sidoo kale qoondada ayuu sheegay in wax badan ay jiraan dhanka beesha Daarood, dacwooyinka Dhulalkana ay maxkamaddaha & Hay’addaha Garsoorka dalka aadaan. Jawaabaha madaxweynha ayaa waxay ku noqotay xildhibaanada qaarkood filan waa iyagoo la yaabay sida uusanba ugu hayn wax qadarin ah, waxayna isla caawa bilaabeen in ay iclaamiyaan kulan deg deg ah oo ay yeeshaan Xilddhibaanada daarood. GEDOLAND – ONLINE
ISRAEL OO SII WADDA TALLAABOOYINKA AY UGA SII DAREYSO XAALADA BANI, AADANTINOM EE GAZA read more…
Itoobiya oo ka jawaabtay eedeymo ay u jeedisay dowladda Soomaaliya read more…
Hoggaamiyahii Xamaas Ismaaciil Haniyah oo lagu dilay dalka Iiraan
read more…
Ugaas Maxamed iyo Bulshada Caabudwaaq oo Ka Shiray Hubkii Sharci Darada ahaa read more…
All Rights Reserved Copyright. © 2025. www.Gedoland.com