KAAH PRIMARY SCHOOL OO QEYTISII SECONDARY SCHOOL MAANTA LA DHAGAX DHIGAY MAGAALADA BELEDXAWO EE GOBOLKA GEDO.

KAAH PRIMARY SCHOOL OO QEYTISII SECONDARY SCHOOL MAANTA LA DHAGAX DHIGAY MAGAALADA BELEDXAWO EE GOBOLKA GEDO.

Dugsi Sare ee Kaah Secondary School Cusub Oo Maanta Laga Dhagax Dhigay Degmada Balad Xaawo.

Kaah Seconday School Ayaa Maanta La Dhagax Dhigay Kaas Oo La Filaayo In Dhawaan Dhismahiisa Lasoo Gabagabeyn Doona. iskuuulkan oo ku yaalo xaafada 8,aad ama Farjano ee degmada Beledxawo.

Beledxaawo KAAH PRIMARY SCHOOL OO QEYTISII SECONDARY SCHOOL MAANTA LA DHAGAX DHIGAY MAGAALADA BELEDXAWO EE GOBOLKA GEDO.

Kaah Ayaa Markii Hore Ahaa Iskuul Hoose Dhexe Oo Kaliya Balse Hadda Iskuulka Sare Ayaa Lagu Soo Kordhiyay.Maamulka isku sheega ee uu soo magacaabay Axmed Madoobe ee Degmada Ayaana Dhagax Dhigay.

Warbaahinta gobalka ama degmoyinka kale soco xigasho>Banaaney TV

ASXAABTADA LA WADAAG