Daawo Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland oo Ka Hadlay Dagaal ka dhacay Luuq

egmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa saaka mar kale dagaal culus uu ka qarxay bartamaha magaalada, kaas oo dhexmaraya miliishiyo beeleedyo wada daga degmada.

Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay xaaladda degmada Luuq ee gobolka Gedo, waxuuna ku baaqay in dagaalka si dag daga loo Joojiyo

.

ASXAABTADA LA WADAAG