Ceel biyood maanta la dhagax dhigay Deeganka Banaaney ee dagmada Beledxawo Gedo Daawo

Ceel biyood maanta la dhagax dhigay Deeganka Banaaney ee dagmada Beledxawo Gedo Daawo

Daawo Ceelbiyood manta la dhagax dhigay Deeganka Bananey oo Qiyaastii 4km Ujira Dagmada Baladxawo Ee Gobolka Gedo.

Ceel Biyood Ceel biyood maanta la dhagax dhigay Deeganka Banaaney ee dagmada Beledxawo Gedo Daawo

mashruucan qodista ceel biyoodkan laga qodaya deeganka Banaaney ee caanka ku ah beeraha iyo wax soo saarka dalaga dalka. waxaana hirgaliayay hay,ada UNICEF ee qaramada midoobay, waxaana ka mid aha dadka kasoo qeyb galay xaflada dhagax dhiga ceelkan maamul isku sheega degmada Beledxawo iyo odayaasha dhaqanka oo uu kamid yahay gudoomiyaha golaha dhaqanka iyo marjica ee Mareexan ahna suldaanka beesha Howraarsame Amaanrer suldaan Cabdi Adan ayaa ka mahad naqay mashruucan aay hirgalisay hay,ada UNICEF ee qaramada midoobay

GEDOLAND – ONLINE

ASXAABTADA LA WADAAG