BEESHA MAREEXAN SADE DAROOD SOMALIA

BEESHA MAREEXAN SADE DAROOD SOMALIA
BEESHA MAREEXAN SADE DAROOD SOMALIA

Mareexaan ama Marehan bin Axmed bin Cabdiraxmaan bin Ismaaciil bin Ibraahim al Jaberti) waa qabiil ka mid ah qabiilada soomaaliya.Waa mid ka mid ah qabiilada uugu laan dheereysan beelaha dega Somalia iyo Daaroodba, oo ka sii ah Sade midowga.
Mareexaan waxaa ka dhasahy madaxweynihii hore Somalia AUN marxuun Maxamed Siyaad barre, Geeridii Siad barre ka dib waxay ku dhawaaqeeen laba maamul oo lagu kala magacaabo Jubballand iyo Somali Central State,waxaana hadda degaanadaas qaarkood maamula Ahlusuna iyo Shabaabka.
Intiisa badan Mareexaan wuxuu ku noolyahay gobollada Jubbada HooseGedo and Jubbada Dhexe (gobolka) ee koonfurta galbeed Soomaaliya, gobollada dhexe ee Galguduud iyo Mudug, gobolka Somaali Galbeed ama Ogaden, iyo dhanka xaduud beenaadka North Eastern Province.

WWW.GEDOLAND.COM

Taariikh

Hadal hays ama qoraalkii ugu horeeyay waxaa so xigtay fidinta Masiixiga garbaka Katooliga eeJesuitJerónimo Lobo, kaas oo isku dayay inuu lug ku galo Itoobiya isaga oo kor iyo waqooyi u soo raacay Jubba River sanadkii 1624. Wuxuu bartay qoom la yiraah Maracatos, kaas oo dhuljeexii C.F. Beckingham uu ku xaqiijiyay Mareexaan, markii dambana ay ku go’aamiyeen qiyaasta iyo xaqiijinta inay isku yeesheen Qabiil Soomaali .[1]

 Suldanadii Mareexaan

Qarnigii 17aad ilaa 18aad, Saldanada Mareexaan waxay ku baahsanayd bartamaha Webiga Tana River iyo Wabiga Jubba laga soo bilaabo Baardheere, Luuq ilaa gobollada dhexe. Mareexaan Ugaasyadooda waxay ka talin jireen inta xeebta gacanka Cadmeed ilaa dhulka Sool kuna soo rogan koonfur ilaa Baladwayne.
Berigii hayaanka koonfureed uu bilowday bartamihii qarnigii 18aad, wuxuu Mareexaan gaaray ilaa Webiga Tana ee dhaca gobolka Waqooyi Bari ee dhulka Soomaalida Kiinya. Gumeystayaashii Yurub waxay qariiradahooda ku muujisteen dhulka Jubbaland ilaa soohdlinta Shabeele in Mareexaan deganaa.[2]
Dhanka buuralayda Itoobiya waxaa Mareexaan uu gacansaar iyo gaashaanbuur la lahaa Fardoolayda Geri iyaga oo si wada jir ah Jigjiga iyo Kufaa awood balaaran ku yeeshay. Taariikhda waxaa intaas dheer oo ay xusaysaa in xukunkii dhulkaan uu in badan gacanta ugu jiray beesha Howraarsame Amaanrer ee Mareexaan.[3]

Mayrax

Marka loo eego qoraalo tixraac leh, ereyga ‘Myrrh‘ inuu ka yimid ama laga soo dhiraandhiriyay Mareexaan ayaa suurtogal ah.

 Jifooyinka Qabiilka Mareexaan

Maadama Soomaalida aysan horay u ahayn ummad raad qoraal ka tagta, dhismaha qabiilka iyo lafaha mas sugna oo cidi kitaab kuma mari karto ha yeesheen aqoon afeed ayaa la iskugu soo gudbiyay jiil ilaa jiil. Jilbaha laga soo minguuriyay buug Bangiga Aduunka ayaa sidan u dhigay;World Bank‘s Conflict in Somalia: Drivers and Dynamics from 2005 and the United Kingdom‘sHome Office publication, Somalia Assessment 2001.[4][5]

  • Darod (Daarood)
  • Facaye
  • Mareexan
  • Mareexaan’
  • awsame
  • awmidig
  • Gashereedle
  • Isaaq
  • Xassan
  • Amanreer
  • Howrarsame
  • Adan Saleeban
  • Maxamuud Saleeban
  • Iidow
  • Reer Naxar
  • Baha Farax
  • Xildiid Farax
  • Weydow Farax
  • Farda Farax
  • Kalaxow Farax
  • Liiban Faarax
  • Radamiir
  • Reer Diini
  • Cali dheere
  • Ree Axmed
  • Reer Siyaad Xuseen
  • Reer Cismaan
  • Celi
  • Habar Ciise
  • Wagardhac
  • Celi
  • Habar Ciise
  • Reer Garaad
  • Faqayaquub
  • Ina nuur
  • Talxe
  • Bah Ogaden
  • Reer Dalal
  • Reer Xirsi
  • Reer Maxamuud Guuled
  • Bah Xawaadle
  • Reer Siyaad
  • Reer Warsame
  • Reer ugas Sharmake
  • Bah Dalan Doore
  • Reer Kooshin
  • Reer Nuur
  • Reer Warfaa
  • Reer Maxamuud
  • Reer Farax
  • Reer Shirwac
  • Reer Farax Ugaas
  • Sharmaake Rooble Farax
  • Reer Xirsi Farax
  • Reer Guleed Farax

 Deegaankoodu waa Baardheere,Garboharey,Buurdhuubo iyo Tuulo barwaaqo
  •       Beesha Fiqi Yaaqub 

 Beeshan waxaay deegaankooda Uu yahay Tuulada Geed Weyne. ceelwaaq. Garbahaaray. Tuulo Barwaaqo Gubadhiya,Balanbal,sida oo kale beeshan waxaay qeyb kadegaan Kenya iyo Itoobiya, waxaayna kamidyihiin beelaha ugu Taayada Fiican marehan.

Deegaankoodu waa Ceel-Cadde B/xaawo Tuula Barwaaqo B/dhuubo Garbahaareey iyo Baardheere

      • Beesha Howrarsame waa beelaha ugu balaaran Gobolka Gedo uguna tirada iyo tayada fican deegaankooda waa beledxawo. luuq. ceewaaq. Doolowe. Bardheere. Bananey. Nusdariiq.Hareeritur iridda waana beesha ugu tariikh dheer beelaha Mareexan mareexan
        • Reer Axmed
    • Reer axmed (axmed weyd)

Waxey dagaan, Doolow, iyo Geed Weyne.

    • Reer Xassan

Deegaankoodu waa Buurdhuubo, Luuq ,iyo Tuulada Golwayn

Deegaankoodu waa Luuq ,Ceelwaaq ,iyo Liiban ee dhulka itoobiya maamusho e soomaalida

 Ururada Siyaasadeed

beesha reer yuusuf maxamed dagaanadooda waxaa ka mida galgaduud kililka shanaand gedo banaadir jubada hoose iyo kenya

== Dadka Caanka ah ee Mareexaan inta laga qoray oo kaliya== XAAJI ISMAACIIL MACALIN CUMAR, SHEEKH CALI NUUR SHEEKH CABDISALAAN sheekh maxamuud sheekh daahir WADAADADA diinta aad loogu xushmeeyo col. sahal sheekh daahir sargaal sare cidamada xooga iyo bolice ka ka soo shaqeeyay madaxna ka ahaa bolice dagmada b/xaawo

  • Col. Abdi Abdulahi (KULULI)-Madaxa ciidanka xooga dalka Somaliyeed dhinaca Gobolada Koonfureed.
  • SHEIKH IBRAHIM CABDULLE WARSAME. caalimki iyo sheikhii weyna ee rer Naxar ee gobolka gedo.
  • Mudane Aadam Hassan Abdirahman (Zaki) Danjiraha Somalida u jooga Ururka Waxbarashada ee dunida Carabta Alecso
  • Col. Jamal Xasan Saray. Hogaamiyaha ugu sareeya Ciidanka Milatariga ah ee Gobolka Gedo 2011- ilaa hada
  • Mohamed Siad Barre, the Head of State of Somalia from 1969 to 1991.
  • Nur ibn Mujahid, second Conqueror of Ethiopia and the Patron Saint of Harar
  •  Yussuf Maradoon Ali, prominent poet 
  • [[Shire Jaamac Cilmi Oo ahaa abaanduulihii gedo qabtay
  • [[Shabeel Cilmi Oo adeer u ahaa shire jaamac oo ah halgamaa soomaaliyeed
  • [[ Shire iyo Shabeel
  • [[ Dalal Jaamac shire jaamac Shabeel cilmi
  • Ali Shire Warsame, MP (SYL) of DhusaMareb in the 1960s and a famed businessman.
  • Ahmed Abdullahi Gulleid, columnist, writer, and researcher
  • Barre Adan Shire Hiiraale, military stategist, JVA Leader, Defence Minister (2006–2007)
  • Ahmed Farah Ali ‘Idaja’, one of the first Somali language writers and “father” of the Somali written folklore
  • Fatimo Isaak Bihi, first Somali female ambassador, Ambassador to Geneva, Director of the African Department of the Ministry of Foreign Affairs
  • Abdulrahman Jama Barre, Somali Foreign Minister and close relative of Siad Barre
  • Aden Ibrahim Aw Hirsi Author, Politician – the Governor of Gedo region 2006- 2008.
  • Ahmed Mohamed Hassan, member of the Pan-African Parliament from Djibouti
  • Shire Jama Ahmed, inventor of the Somali script
  • Ali Matan Hashi, first Somali pilot, Commander of Somali Air Force 1959-1978, Minister of Justice

Minister of Health ” Mohamed Abdi Osman Ali oo ahaa la taliyaha Siyaasada Ee Farmaajo

  • Hussein Shuqul, head of “Jaalle Siyaad” National Military College
  • Cornel Cabdulahi Mareerey, taliyaha ciidamada xooga dalka ee gobolka Gedo
  • Warsame Indhoole, director of the Somali Developmental Crash Program, oversaw the
  • Cabdi Galayax Aw Magan Poet, and leader
  • General Adan kaalmoy Dhaqane. taliye qeybeed ciidamada xooga dalka ee gobolka Banaadir
  • Gen. Mohamud Dean Aw Magan
  • Col. Ali Carkoow Aw Magan
  • General Goobe, chief of SNA Gedo region
  • Nuur Mataan Biriq, Leader of SNF and TFG Member of Parliament.
  • Dalab Ibrahim Khaalid. taliyaha ciidamada. Nisa ee gobolka Gedo
  • Ahmed Warsame, head of the Somali Military Academy
  • General Xuseen Ganeey, chief of commander
  • General Dahir Martiini. magic general
  • Mohamud Hashi Abdi Hoosh, Jubba Regional Army Command 1980-1991
  • Mohammed Sheikh Adden, premier Somali intellectual and former head of Somali Technological Development, Minister of Information, Minister of Education, Head of the Ideology Bureau SRRC
  • Mohamed Mohamud Jango’an, Somali interior minister
  • Abdi Shire Warsame, former Somali Ambassador to Kenya and China and Former Foreign Affairs State minister in Transitional National Government
  • Abdullahi Ali Kooshin, former mayor of Buuloburde, Gaalkaacyo, Kismaayo and former Governor of Hiiraan
  • Adan-Dinix, prominent poet and leader
  • Gen. Omar haji Massale, Head Commander of Somali Military Forces 1960-1991
  • [[ Col. Xasan Deer. Gudoomiye Kuxigeenkii SNF hadana Xildhibaan Dawlada Soomaliya
  • [[ Gen.Yuusuf Dhuumaal Head Commander of Somali Military Forces federal Governmet of somalia TFG 2004-2010,General Advisor to the Somali Military 2011- presen

Adan Shire Jaamac (Adan Low)President of the Somali Progressive Party in 1949 cadbi shire jaamac (fanaan somaliyeed ) Maxamud muumin xuseen Maxamuud garabeywuxuu ah nabadoon caanah wuxuu ahaa nin dhakhtar dhaqameedka aad u yaqaan MAANKAYGAY GADAYE MA MASAAR BAY LAQDAY NINKII LAGA MAQLAY AYUU AHAA,sabatna waxa ahayd dhakhtarnimadiisii ayaa la xujeeyey Hal geel ah ayaa la laqsiiyey masaar markaas ayey marba dhinac u jeesataa markaas ayuu yiri hasha maan kaygay gadaye ma masaar bay laqday. [Maxamed Xaashi cabdi][Madaxweynaha Maamul Goboleedka Bartamaha Soomaaliya] Xaaji yuusauf Muuse cali Gudoomiyihii golaha deegaanka 1979-1995 Beesha Cali Maxamed-Reer Muumin Dr.Cabdirashuud suufi Deerow Agaasime guud B.G.K.S Beesha cali maxamed Reer Muumin. Xildhibaan Maxamed Cali Cabdi Golihii dhexe X.H.K.S.Beesha Cali Maxamed Reer Reer sheekh COL.Maxamud Afmoos Beesha cali maxamed Reer Dhabancade Col.Cabdiweli sheekh Maxamuud Beesha cali maxamed Reer sheekh col.Xasan qurux Beesha cali maxamed reer sheekh Abaasador Axmed shariif sheekh Beesha cali maxamed Reer sheek

BEESHA MAREEXAN SADE DAROOD SOMALIA

Boqortoyooyinka ama Saldanadaha

Amiir Axmed Gureey

Amiir Nuur

Boqor Gaashireedle

Boqor Amanreer

Saladanadii Darood, boqorki 9-aad

Boqor Maxamed Dauud

Boqorad Hidaaya Ibnu Naxar, Hidaya Empire

Amiir Naxar

Sultaan maxamed, Wagardhac

ASXAABTADA LA WADAAG