
Kenyan president dismisses all ministers after weeks of protests over taxation and poor governance
Kenyan president dismisses all ministers after weeks of protests over taxation and poor governance read more…
Kenyan president dismisses all ministers after weeks of protests over taxation and poor governance read more…
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose read more…
Dagaal beeleedkii degmada Luuq oo laga soo saaray qodobo muhiim ah read more…
Lataliyahii amniga Farmaajo “Abiy Axmed waa nin xagjir ah, hadii dowladda iska dhicin karin Al-shabaab ha u baneyso” read more…
Somaliland oo Ka Carootay Kulan dhexmaray Firdhiye iyo Ismaaciil Cumar Geele read more…
egmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa saaka mar kale dagaal culus uu ka qarxay bartamaha magaalada, kaas oo dhexmaraya miliishiyo beeleedyo wada daga degmada. Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay xaaladda degmada Luuq ee gobolka Gedo, waxuuna ku baaqay in dagaalka si dag daga loo Joojiyo .
Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Tageero Waydiistay Safiirka Maraykanka read more…
-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed maanta markale ka dhacay gudaha degmada Luuq ee gobolka Gedo, kaasoo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo halkaas wada dega. Dagaalka maanta ka dhacay Luuq ayaa ah mid daba socda dagaal labadii maalmood ee lasoo dhaafay halkaas ku dhexmaray ciidamo kala taabacsan labadaan maleeshiyo beeleed, waxaana lasoo wariyay in labada dhinac ay isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan. Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo kala gaaray labada dhinac iyo dad shacab ah ayaa ka dhashay dagaalka maanta ka dhacay gudaha magaalada Luuq, hayeeshe wali lama xaqiijin inta uu dhan yahay khasaaraha rasmiga ah. Dadka ku nool xaafadaha magaalada Luuq ayaa bilaabay iney ka barakacaan magaalada guryahooda sababo la xariira dagaalka ka socda gudaha magaaladaas oo marba marka ka dambeysa sii xoogeysanaya. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka labada beelood ee dagaalka u dhaxeeyo iney taageero ka kala helayaan ciidanka dowladda ee ku sugnaa magaaladaas, taasina ay sii hurineyso inuu dagaalka daba dheeraado. GEDOLAND ONLINE
Xulka Ingiriiska maxaa ka khaldan read more…
Ceel biyood maanta la dhagax dhigay Deeganka Banaaney ee dagmada Beledxawo Gedo Daawo read more…
All Rights Reserved Copyright. © 2025. www.Gedoland.com