Madaxweyne kuxigeenka Dowlad goboleedka Galmudug MudaneAli Dahir Eid,ayaa maanta la kulmay Safiirka dowladda Qatar 2024

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad goboleedka Galmudug MudaneAli Dahir Eid,ayaa maanta la kulmay Safiirka dowladda Qatar
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad goboleedka Galmudug MudaneAli Dahir Eid,ayaa maanta la kulmay Safiirka dowladda Qatar

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad goboleedka Galmudug MudaneAli Dahir Eid

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid,ayaa maanta la kulmay Safiirka dowladda Qatar.

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid,ayaa maanta la kulmay Safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi.

FB IMG 1725792701161 768x576 1 Madaxweyne kuxigeenka Dowlad goboleedka Galmudug MudaneAli Dahir Eid,ayaa maanta la kulmay Safiirka dowladda Qatar 2024

Labada Masul ayaa kawada hadlay dardargalinta Mashaaricda Qatar ay ka waddo Galmudug gaar ahaan arrimaha Waxbarashada,Caafimadka ,biyaha iyo Korontada iyo Tayaynta Lamaha Amniga Galmudug.

ASXAABTADA LA WADAAG